Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Maqaayad kutaalla Milxo iyo Faahfaahino kasoo baxaya

Waxaa xalay qarax ismiidaamin ah uu fuliyay qof jirkiisa waxyaabaha qarxa kusoo xiray  uu ka dhacay deegaanka  Milxo oo katirsan gobolka Sanaag, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, Dadka deegaanka ayaa ku waramay in qaraxan ismiidaaminta ah  lala beegsaday maqaayad lagu shaaho laguna qayilo oo kutaalla deegaanka Milxo oo ku dhaw … Continue reading Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Maqaayad kutaalla Milxo iyo Faahfaahino kasoo baxaya